|

Weftigii Madaxweynaha oo Gaadhay Magaalada London iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Hadlay DAAWO

London 11.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa Gelinkii Hore ee Maanta Magaalada London.

Weftiga Madaxweynuhu Hogaaminayo waxaa Si diiran ugu soo dhaweeyay Madaarka Magaalada London Safiirka Somaliland iyo Xubno door ah oo ka Tirsan Jaaliyada Somaliland Waxaana Halkaasi ka Hadlay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis .

London SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed