|

Tacsi ku socota ehelada Marxuum Nuux Xuseen Samatar

Tacsi

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

 

Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo,

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan Qoyska reer Xuseen Samatar Muumin (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka, Ingiriiska, Kanada, Sacuudiga iyo Somaliland iyo sidoo kale Eheladii , Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Walaal Nuux Xuseen Samatar oo Dorraad oy taariikhdu ahayd 07.OCT.2014 ku geeriyootey magaalada Dacar Buluq ee Somaliland.

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii , Asxaabtii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan nagawada siiyo.          Aamiin, aamiin,aamiin.

 

Comments are closed