“Way na Habaarayaan inta aynu u ducaynayno,Ardayda Waxaan leeyahay Waa Wakhtigii Tuutaha La Xidhanayay” Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO+DAAWO}
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya,Waxaa kale oo uu Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa u soo Jeediyay in la gaadhay Xiligii ay Tuutaha u Xidhan lahaayeen Adkaynta Midnimada Somaliland Waxaanu Hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 11aad ee ka qallin Jebisa Jaamacada Hargaysa.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa sheegay in habkii Xukunkii Maxamed Siyaad Barre wax u waday oo kale wax loo wado oo gudaha Somaliland lagaga tumayo Durbaanno qabiil oo la rabo in nabadgelyada Somaliland iyo midnimada shacabkeeda lagu burburiyo sida uu hadalka u dhigay.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYAHA UCID
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalCali30.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com