“Ragga Bilaabay Jabhadaynta ee Cali Khaliif, Waxanu Leenahay Aqbali mayno Cali Khaliifow Kaalay ” Muuse Biixi Cabdi {DHAGAYSO }
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka dhawaq ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo uu ku sheegtay qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland inay Hoos tagaan Dawlada Federaalka .
Gudoomiye Muuse Biixi waxaa kale uu fariin u diray kooxda Cali Khaliif Galaydh isagoo sheegay inuu yimaado Miiska Wadda hadalka walina ay gogoshii nabadu Fidsantahay.
Gudoomiyaha Kulmiye ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal loo sameeyay Dufcadii 11aad ee ka qallin jebisa Jaamacada Hargaysa.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYAHA KULMIYE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseBiixi30.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com