|

Bisha September ee Sannadkan oo Ardaydii ugu Badnayd ka soo Baxeen Jaamacadaha Somaliland iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka qayb galay Ardaydii ka baxday Jaamacada Addis ababa University DAAWO

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Xaflad loo sameeyay 100 arday oo ka qallin jebiyay Jaamacada Caafimaadka ee Addis ababa Medical University CollegeĀ  .

Xaflada Qallin Jebinta ardaydan Waxaa kale oo ka Qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Socday Golayaasha Qaranka .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed