|

“Waxaa Maanta Bilow ah Khilaaf Cusub oo Akaademiyada Nabadu Samaysay oo Laga Yaabo inuu Ka Xumaado Kii aynu Ka Soo Baxnay” Cali Guray DAAWO

c.gurayHargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ku Eedeeyay Akaademiyada Nabada iyo Horumarka Somaliland inay dalka u horseedayaan Khilaaf ka Culus Kuwii Somaliland Soo Maray Waxaanu Sheegay inaan Akaademiyadu dhex ka ahayn Siyaasada Axsaabta Somaliland.

Mudane Cali Guray ayaa hadalkan ka Jeediyay Kulan ay Akaademiga Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland ku soo bandhigtay Macluumaad Ra’yi uruurin ah oo ay ka soo sameeyeen Gobollada Somalilnad, kaasoo la xidhiidha Diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha iyo Diiwaan-gelinta Madaniga ah.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed