|

“Wasiirada laga Soo Doortay Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn waa Inay tagan ma tagi karno laga Yeeli maayo” Waraysi Xiiso Leh Madaxweyne Gaas DAAWO

Garowe 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Cabdi Weli Gaas ayaa Waraysigani oo uu la Yeeshay wariyaha Soomaaliyeed Rug cadaa Ah Wariye maxamed Terra waxa Uu ka hadlaya  Siyasada Xukumada Puntland Ee Xiligani kaga Aadan Gobolada Sool,Sanaag Iyo cayn

Madaxweynaha Puntland Ayaa Sheegay Inay Ciidamada Puntland Noqon Doonan Ciidamo Qaran Isla Markaasina Ciidamo beeleed laga saarayo,lakiin waxa Uu Sheegay Inay hada Wadaan Qorshe Ciidamada Puntland lagu Xoojinayo isla Markaasina Aas Aaskooda Iyo waliba taba barada Soconayaan.

WaraysiganI madaxweynaha Puntland cabdiwali gaas Oo inta badan laga Weydiyey Siyaasada Guud Ee Dhanka Horumarinta Dekadaha Iyo walia Kaabaha Dhaqalaha Puntland.

Garowe SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed