Madaxtooyada Dhexdeeda oo uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xukuumada ugu Hanjabay DAAWO
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay diwaangalinta iyo sida aanay suurtagalka u ahayn inay qabsoonto .
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraaabe waxa uu sheegay inuu ka mucaarid ahaan wakhtiga ka dhamaaday dulqaadkii wixii ka dhacana ay masuul ka tahay xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo waa sida uu hadalka u dhigaye.
Waxaanu sheegay in xeerka golaha wakiilada loo gudbiyay yahay mid aan u ogolaananay inay dalkan doorashado ka dhacdo.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com