|

“Cidii Sami Qaybsigu Ka Maqanyahay Maha Inay Imika Cawdaan” Wasiirku Xigenka Wasaarada Gaashandhiga DAAWO

Hargeisa 18/9/2014(SDN/QJ) Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdi Daahir Camud oo Saxaafadda Kula Hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa Naqdiyay Beelaha Darafyada Saamiga ay ka heli lahaayeen Jagooyinka Jaangoynta Siyaasada Somaliland Waxa uu Wasiir ku Xigeenkani Sheegay in Cidii ka Maqnayd Saami qaybsigu aanay ahayn inay haatan Cawdaan.

Hadalka Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhiga ayaa ka hor imanaya Wareegto uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Gudi u Xilsaaray Daraasadaynta Tabasho Saami qaybsi oo ay u soo Gudbiyeen Beesha Gobolka Awdal iyadoo Sidoo kalena ay Tabasho tan la Mid ah Tirsanayaan Beelaha Sool iyo Sanaag Bari.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed