Hogaanka Solja ee Is Khilaafsanaa oo Dhinac isaga Riixay eedaymo ay u Soo Jeediyeen Gudidii Dhexdhexaadinta ee Is Xilqaamay {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u difaacay sharciyada ururkaas iyo xeer hoosaadkiisa oo ay gudidii qabanqaabada ee loo saaray shirweynaha shanaad ee ururku ay u ku kala qaybsameen nidaamka loo marayo soo xulista ergooyinka ka qeyb galaysa shirweynaha.
shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta ururka ayaa waxay ku daadafeeyeen eedeeymo kaga yimid gudida odayaasha saxaafada ee iyagu iskood isugu xilqaamay xalinta khilaafkii hogaanka ururkaas u kala qaybiyay labada garab.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HOGAANKA SOLJA IYO KA JAWAABISTA EEDO LOO JEEDIYAY
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanSolja16a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com