“Qaabka Xeerka Loo Keenay Muu Ahayn Mid Sharci Ah” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}
Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim jaamac Cali Rayte oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo nabad-gelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa tilmaamay in qaabka xeerka loo keen ahayn mid sharci ah.
Xildhibaan Rayte Waxa uu sheegay in Gudi ahaan aan la soo Marin Xeerkan iyadoo aan waxba laga weydiin Xeerkan waxaanu ku sifeeyay Qaabka Xeerkan lagu keenay inuu yahay Mid Inqilaab ah.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Rayte14.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com