Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka qayb galay Dhoole tus ay Sameeyeen Ciidanka ilaalada Xeebaha Digniina u diray Somalia DAAWO
Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa dhoola tus ku sameeyay Magaalo Xeebeedka Berbera.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa la arkayaa isagoo Wada Mid ka mid ah laashashka Ciidanka .
Wasiirka ayaa uga Digay Dawlada Somalia inay Xeebaha Somaliland ka fuliyaan hawl gal ay sheegeen inay ku qabqabanayaan Maraakiibta sida sharci darada ah Xeebteeda uga Kalluumaysta .
Berbera SDN/QJ