|

Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Wada Jira Qaadacay Labada Diiwan Galinod Ee Ay Xukuumadu Is Dulsaraty

labada

Hargeisa (SDN/QJ)Xisbiyada mucaaridka aya manta si wada jira u qaadacay labada diiwan galinod ee lays dulsaaray taasi  ay xukuumada  kaga cabanayen inay  kaga baxday  codsi wada jira ay u gudbiyen labada  xisbi ooy shegen  inay kaga codsaden in labada la kala rebo iyagoo shegay inay xukuumadu  mermerisanaysay mudo  laba wiiga taasi ay  shegay  inay saakadana ugu danbaysay kaga baxen dhanka  kale waxay  labada xisbi wada saxexen  qoraal ay xukuumada ugu gudbinayaan inay guud ahaanba qaadacen diiwan galintasi iyagoo taagerayaashodana ugu baqay inay  aanay  ka qayb galin diiwan galinta

Wararkasi oo muuqala kal soco saacadaha soo socda qurbejog

 

Hargeisa SDN/QJ

MaxamedAadan@Qurbejog.com

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed