|

DAAWO:Xildhibaano suaalo adag ku garaacay Wasiir Warancade iyo Guulwadeyntii Xildhibaan Nac Nac

Hargeysa Sept 10,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa suaalo ku dawakhiyay wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland ka dib warbixin uu gollaha ka siiyay xaalada guud ee dalka.

Xildhibaanada Guulwadeynta ku caanka baxay ee uu hogaamiyo Nacnac ayaa sidii cadadooda aheyd waxa ay si anshax xumo ah u carqaladeynayeen habsami u socodka Gollaha.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SUAALIHII WAKIILADU LA DHACEEN WASIIR WARANCADE

Comments are closed