|

“Xukuumada ayaa ka Mas’uul ah Caruurta dalka ka Tahriibaysa ee Badaha Ku dhimanaya” Xildhibaan Rayte DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte,ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhalinyarada Tahriibaysa ee badaha gu lee,atay oo uu sheegay in aanay jirin wax qorshe ah oo ay ka leedahay joojinta tahriibka.
Xildhibaan Ibraahin Rayte ayaa Hadalkan ka Jeediyay Madal uu Xisbiga Waddani ee uu Ka Tirsan yahay ku soo dhawaynayay Taageerayaal Cusub oo ku soo Biiray

hadaba halkan ka daawo Xildhibaan Rayte oo arrimahaa ka hadlaya.

Comments are closed