|

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka Furmayo Shir Muran dhaliyay DAAWO

Ceerigaabo 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa  Socdaal Shaqo ku Tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Weftiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka furmayo Shir dhaqan oo ay leeyihiin Beesha Warsangeli.

Ceerigaabo SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed