Golaha Wakiilada Oo Faro Cididood Ku Ansixiyey Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Technology Somaliland
Hargyasa 30/8/2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta Ee Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Uu Shir Gudoominaayey Guddoomiye Ku Xigenka Koowaad Ee Aqalkaasi Wakiilada Baashe Maxamed Faarax
Fadhigan Ay Manta Yeesheen Golaha Wakiilaa Somaliland Aya Aha Mid Ay Ku Ansixinayeen Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tecnolojiyada Somaliland Cali Xaamud Jibriil Oo Dhawaan Maxadwaynaha Somaliland Usoo Magacaabay Wasaardaasi,
Fadhgan Lagu Ansixinayey Wasiirkan Oo Ay Kasoo Xadireen 45 Mudane Ayaa Ahaa Mid Ka Duwan Fadhiyadii Haore Noocan Oo Kale Ahaa Ee Ay Xildhibaanadu Ku Ansixin Jireen Golaha Wasiirada
Ka Dib Markii Gacantaag Loo Qaaday Wasiirkan Ay Badiba Xildhibanadii Fadhiyey Golaha Ka Aamuseen Taas Oo Aan Hore Looga Baran G/Wakiilda Waxaana Cod Gacan Taag Ah Ku Ogolaaday 19 Xildhiban Halka Ay Ka Aamusen 19 Xildhiban 5 Wa Diiden Waxaana Natiijada Ku Dhawaqay Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakila Baashe Maxamed Faarax
Hase Yeshe Ku Dhawaaqista Ka Dib Ayay Xildhinadu Isku Khilafen Tirada Meel Marinta Wasiirka Taas Oo Ay Qaarkood Diideen Tirada Uu Shegay Gudoomiuyhu In Uu Ku Ansaxay
Hadaba Intaa Ay Jirta Xukuumada Axmed Maxamed Maxaud (Siilan) Ayey Noqoqnaysaa Wasiirkii Ugu Haoreyey Ee Uu Oo Magacabo Oo Go;Aha Wakiiladu Isku Khilaafan Ansaxintiisa Taasi Oo Ay Qar Kamida Xildhibana Goluhu Shegen Inanu Ansaxba Ahayn Warar Lagu Kalsoonya Sheegaya In Wasirku Madaxwaynaha Ugu Baaqaay In Golahanai La Kala Diro Shrkii Golaha Wasirada Dhexdisa Tasi Ayaa Caqabad Ku Noqoqtay Ansaxintiisa
Hargeisa SDn/QJ
Maxamed Aadan@Qurbejog.com