Halkan Ka Daawo: Xukuumada Somaliland Jawaab Culus Ka Bixisay Baaqii Beesha Caalmaku Ka Soo Saaratay Deegaanka Saaxdheere Isla Markaasna Hanjabaad Iyo Dhaliilo U Soo Jeedisay Dowlada Somaliya
Hargeisa (SDN/QJ)Wasiirka Warfaafinta somaliland C/laahi maxamed Daahir Cukuse Ayaa Maanta Jawaab Adag Ka Bixiyey Baaqii Wasirka Warfaafinta Somaliya Kaga Hadlay Gacan ku Haynta Deganka Saaxdher Iyo Waliba Baaqii Beesha Caalamku Somaliland Ugu Baqen Inay Ciidankoda Kala Baxan Deeganka Saaxdheer Ee oo 28 Bishani Ciidanka Qaranka SomalilandGgacan Ku Kayntda Kala Wareegen Maleshiyadka Khaatumo Oo Halkasi Madaxwayne Ku Calemo Sarayey
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com