|

DAAWO:Fuaad Aadan Cade”Walaahi weligeey in aanan ku fikirin in aan maalina Somaliland ka tago,Taleex baan Joogay Taleexna waa Somaliland

Hargeysa Aug 25,2014(SDN/QJ)-La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee gobolada Bariga Md Fuaad Aadan Cade ayaa shir jaraaid oo uu uqabtay saxaafada waxa uu ku soo afjaray tuhuno ku xeeranaa in isbedel ku yimi mawqifkiisii ku wejehnaa qadiyada Somaliland.

Md Fuaad Aadan Cadae ayaa dhaliilay damaca Cali Khaliif Galeydh, waxaanu sheegay in ay aheyd in uu si kale u raadiyo xaqa ka maqan daweynaha reer Sool.

 

Comments are closed