|

Musuq Maasuqa iyo Wax is daba Marinta lagu eedaynayo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Qoraalo Sir ah oo soo baxay AKHRI

Washington 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in loo ogolaado lacagta keydka ee Dowladii Somaliya lahayd.

 

Waxaana fududeeyay qoraalka waraaqdan safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo, iyadoona la direy xilli uusan Madaxweynuhu kala tashan qoraalkan Baarlamanka Dowlada Federalka Somaliya.

 

Talaabadan oo u muuqata mid xatooyo ah oo lagu soo wareegsanayo hanti ay leedahay ummada Soomaaliyeeed ayaa waxa horey ugu eedoobay Wiil uu Adeer u yahay Ganjab Wasiiradii hore Arrimaha Dibada Fowsiya Iyo Agaasimihii hore ee Madaxtooyada oo ay eedo u aheyd Xaaskii Raisal-Wasaare Saacid Marwo Caasho Xaaji Cilmi iyo Kamaal Guutaale.

 

Waana markii ugu horeysay oo waraaq noocaan oo kale ah usoo gacan gasha Warbaahinta Somalida iyadoona ay noqonayso fadeexad hor leh oo ka dhan ah Qaranka Soomaaliyeed.

129227

 

 

Comments are closed