Golaha Wakiilada Somaliland oo Si adag uga Dooday Xeerka Baananka Ganacsiga Daawo
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Dood adag oo xasaasi ah ka yeeshay Xeerka Baananka Ganacsiga ee Somaliland oo la hor-geeyey Wakiillada, ka dib markii uu soo curiyey Baanka dhexe ee dalku, kuwaasoo is-dul-taagay qodobbo ay sheegeen inaanay Bulshadana dammaanad buuxda u muujinayn iyo qodobbo Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Qaranka ka hor-iman kara.
Haddaba, Dooddaas iyo sidii ay u dhacday waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com