Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigtay Xarun loo dhisayo Ubadka Agoomaha ah ee Hargaysa DAAWO
Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Sh.Maxamud Jirde ayaa maanta dhagax dhigtay Xarun loo dhisayo agoomaha taas oo laga hirgalinayo Degsiimada Xeedho.
Marwada Waxaa Dhagax dhigay Xaruntan Cusub ku Wehelinayay Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa iyo Mas’uuliyiin kale .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com