|

DAAWO:Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe”Nicolas Kay wuxuu wadaa xaqdaradii Garoowe lagu dhoodhoobay Hargeysa iyo Muqdishana lagama ogolaan doono”

Hargeysa Aug 21,2014(SDN/QJ0-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa daadifeeyay qorshaha uu ku shaqeeyo ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo uu sheegay in uu yahay mid aan u cuntami doonin shucuurta ku kala nool Somaliland iyo Soomaaliya.

Guddoomiyaha UCID waxa uu sheegay in qorshaha Mr. Kay yahay mid lagu soo dhisay Garoowe isla markaana uu yahay xaq daro.

 

SDN/QJ-Hargeysa

contact@qurbejoog.com

Comments are closed