Dood Cilmiyeed lagu Faaqiday Caqabadaha ka horeeya Doorashooyinka oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ka Muquurteen,Aragtida Labada Xisbi Mucaarid DAAWO/DHAGAYSO
Hargaysa 18.Aug 2014 Akaadimayada nabada iyo horumarka Somaliland ayaa Maalintii Shalay hotel maansoor waxa ay ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka somaliland.
Dood Cilmiyeedkan oo qorshuhu ahaa inay Si Wada Jir ah uga qayb qaataan Komiishanka Doorashooyinka,Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada ayaa Waxaan ka soo Xaadirin Madashii dooda Xukuumada iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye waxaana halkaas ku baaqday Su’aalo badan oo la rabay inay Dawladu ka jawaabto.
Haddii aad Rabto inaad Dhagaysato Furitaankii Dood Cilmiyeedkan Halkan Hoose Guji
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO FURITAANKII DOOD CILMIYEEDKAN
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com