|

Wasiiro ka tirsan Somaliland oo ku soo wajahan Boqortooyada Ingriiiska iyo Ujeeda Boqashada oo la shegay inay ku lug ledahay Nabad galyada Somaliland

London August 17, 2014 (SDN/QJ/)warar aan ka helay ilo xogagaal oo shabakada wararka ee qurbejoog ayaa waxa la xaqijiyey in xubno wasiiro oo ka tisran xukumada somaliland ay ku soo fool leyahiin wadankan Uk wasaaradiisa arimaha dibada taas oo loga hadlayo arimaha amniga ee somaliland ,xubanhan oo ka gaabsaday magacooda ayaa waxay shegeen in ujeeda ay tahay in wadahadal lagu dhameeyo arimaha Khaatumo state iyo in somaliland ay wada hadal la bilaawdo , wararka qaar ayaa waxay shegayaan in ujeeda aan la garanayn waxii warara ku soo kordha kala soco qurbejoog.com

Comments are closed