|

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee G/Awdal Oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhiga iyo Cabudhinta Saxaafada Iyo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Iyo Qodobo kale

gga
Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee G/Awdal Oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhiga
Gudomiyaha Fanaaninta Xidigaha Geeska iyo Cabudhinta Saxaafada iyo Qodobo kal iyo fanaaninta ay  dhawaan xukuumadu ka saartay shaqadii ay wasarada warfaafinta ka saartay iyo waliba xadhiga  ay  kuxuumadu  ku  xidhay xabsiga malada hareisa

Hargeysa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Jog
Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed