|

“Waxaan Qalad Sameeyey Markaan Maxamed-rashiid iyo Curad Guddida Qaban-qaabada U Magacaabay ” Gudoomiyaha Solja Xassan Maxamed Yuusuf DAAWO

jj

Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)Gudoomiayaha ururka suxufiyinta somaliland xasan maxamed yuusuf ayaa maanta ka jaawabay xil ka qaadistii ay ku dhawaaqen gudida fulinta ururkasi iyo eedeyn ah inuu xafiiska ka qaatay  qalabkii ururka uuna isla markaana uu xidhay qaar kamida Xafisyada ururka Solja .

Gudoomiyaha Solja Wuxuu waxba kama jiran ku tilmaamay warkaas ka soo baxay Xubno ka Tirsan Gudida Fulinta ee Solja .


Hargeysa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Jog
Concat@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed