|

DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiskii maamul u sameynta Gobolada Dhexe xiriirkiina u jaray dawlada Soomaaliya

Garoowe Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md C/weli Gaas ayaa manta ka hadlay mawqifkooda ku wejahan maamulkii dhawaanta Muqdisho loogu sameeyay gobolada dhexe.

Madaxweynaha ayaa xiriirkii wada shaqeyneyd u jaray dawlada dhexe ee Soomaaliya, dibna ugu yeeray xubnihii maamulka uga jiray dawlada.

SDN/QJ-Garoowe
contact@qurbejoog.com

Comments are closed