DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Cusbitaalka Hargeysa
Hargeysa July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Md Suleymaan Xaglotoosiye ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu biiriyay Cusbitaalka guud ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladii furitaanka oo uu wasiirka Caafimaadka iyo masuuliyiin kale ay hadalo wax ku oola ka jeediyeen.
SDN/QJ-Hargeysa
contact@qurbejoog.com