|

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Sharci daro ku Tilmaamay Cida ay Xukuumadu Siisay Qandaraaska Diiwangelinta Daawo

Hargaysa 14.July (SDN/QJ)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiiladda oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa sharci-darro ku tilmaamay Shirkad WADDANIi ah oo ay Guddida qandaraasyadda qaranku ay siiyeen inay Somaliland ka hir-geliso Diwaangelinta Madaniga ah.

Hadaba halkan ka daawo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland oo sharci darro ku tilmaamay qaabka loo bixiyay qandaraaska lagu siiyay shirkad wadani ah in ay dalka ka hir galiso diiwaan galinta madaniga ah.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed