Wasiirka Caafimaadka oo Boorama kaga qayb galay Qalab Caafimaad oo Cisbitaalka Boorama lagu wareejiyay Daawo
Boorama 14.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Ayaa Maanta Ka Qayb-galay Munaasibad Balaadhan Oo qalab Caafimaad Lagu Gudoonsiinayey Isbitaalka Guud Ee Magaalada Borama.
Waxaa Halkaasi ka hadlay Madaxda Caafimaadka ee Heer Gobol iyo Kuwa Cisbitaalka Magaaladaasi.
Boorama SDN/QJ