|

Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Uk Iyo Itoobiya,Kana Hadlay Aragtidiisa Xoriyatul Qawlka Saxaafada,iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO

Hargeisa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madawxaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dalka dibada uga baxay  xili xaaladisa siyaasaded  ee  dibadu  meel  adaga  marayso

safarkan  Madaxwaynaha ayaa ku sii  jihaysnaa  dalka Ingiriiska  isagoo  madaxwaynuhu sii mari  doona dalka Itoobiya  oo  uu kala sii hadli doono  arimaha xududka Markaas kadibna Waxa uu u Gudbi doonaa Dhanka Ingiriiska oo  uu fasax  kooban  ku soo qaadan doono

silanyo

Hargeisa SDN/QJ Office

Maxamed Adan Qurbe Jog

Concat@somalidiasporanes.com

Comments are closed