|

BAAQ TAGEERAA…Beelweynta Da’uud Ismaaciil (Ciidagale) Ee Ku Dhaqan Wadanka UK Oo Hambalyo U Diraysa Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Lataliyaha Arimaha Bulshada Ee Madaxweynaha Somaliland

Marka Hore Waxaanu Umada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ahba Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barakaysan Ee RAMADAANTA Waxaanan Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Ina waafajiyo Khayrka iyo Xasanaadka Bisha Barakaysan Ee RAMADAAN Dhamaanteenba Aamin Aamin Aamin.
Odoyaasha, Aqoonyahanka, Haweenka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Daauud Ismaaciil (Ciidagale) Ee Ku Dhaqan Cariga Ingiriiska Waxay Hambalyo Aan Lasoo Koobi Karin U Dirayaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Mud Cabdi-kariim Ahmed Mooge Liibaan Iyo Lataliyaha Arimaha Bulshada Ee Madaxweynaha Mud Mohamed Iid Dhimbiil Taas Oo Ay Hambalyeynayaan Xilalka Qaran Ee Uu Madaxweynuhu U Igmaday.
Siddoo kale Waxaanu Bogaadin Iyo Mahadnaq Taa La Mid Ah U Diraynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Silaanyo Ee Gartay Inuu Da.yarta Iyo Dhalinyarada Somaliland Uu Kusoo Daro Saaxada Siyaasada Una Magacaabo Xilalka Qaranka Ugu Sareeya oo Aan Hore U Dhici Jirin In Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Dalka Wax U Bartay Laga Qayb-geliyo Talada Dalka Oo Xilal Loo Dhiibo. Waxay Tani Soo Noolaysay Yuhuuntii Iyo Himiladii Muddada Dheer La Naawilaayey Waana Arin Dhiira-gelin U Noqonaysa Dhamaan Dhalinyarada Reer Somaliland Khaasatan Inta Wadanka Guddihiisa Wax Ku Baratay Iyo Ardayda Sanadka Walba Jaamacada Kasoo Qalin-jabinaya.
Mar-labaad Waxaanu Ugu Mahad-Naqaynaa Madaxweynaha Qaranka Oonu Leenahay Talaabo Ku Dayasho Mudan Ayaad Qaranka U Hor-seeday Markaad Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga U Magacowday Mud Cabdi-kariim Ahmed Mooge Liibaan Oo Ah Aqoonyahan Dhalinyaro Ah Oo Aad U Firfircoon Karti Badana Leh Kuna Haboon Jagada Aad U Magacawday.
Guntii Iyo Gabo-gabadii Waxaanu Labada Masuul Ee Xilka Loo Cimaamaday Ilaahay Uga Baryeynaa In Xilka Culus Ee Dumadoodda Saaran Ilaahay Ku Asturo Una Fudaydiyo Howladooda Shaqo Si Ay u Gutaan Waajibaadka Qaran Ee Laga Sugaayo.
Hambalyadan waxaa Diraya Magacyada Kala Ah
1) Eng. Abdillahi Hassan Amay
2) Oday, Mohamed Yusuf Diirqadhaadh
3) Oday, Mohamoud Lugweyne
4) Oday, Abdullah Camuud
5) Oday, Omer Gahair
6) Eng. Mohamed Ali Mohamoud
7) Oday, Ismail Ahmed Hawa
8) Oday, Ismail Lugweyne
9) Oday, Ahmed Hashi Gulaid
10) Aqoonyahan, Mohamoud Arale
11) Oday, Muse Botan Abdi
12) Oday, Mohamed Yusuf Amay
13) Oday, Abdi Mohamed (Abdi Dheere)
14) Oday, Hassan Hussein (Nabado)
15) Sheikh Muse Ahmed
16) Abdi Gadiid
17) Mustafa Abdillahi
18) Mohamed Abdi Yasiin
19) Hamze Ahmed Nour
20) Abdirashid Aw Darwiish
21) Oday, Abiib Ali Wacays
22) Marwo, Kaltun Ibrahim Mogeh
23) Oday, Mohamed Hassan Jafal
24) Oday, Abdillahi Abdi
25) Aqoonyahan, Ahmed Omer Mohamoud
26) Aqoonyahan Eid hassan Ibrahim
27) Shine Berkin
28) Aqoonyahan Yahye adan Koodbuur
29) Eng Abdi hiis shide
30) Aqoonyahan Samatar Ahmed mohamed
31) Ahmed abdilahi hassan
32) Ilyas Roble (sheikh)
33) Abdiriisaq Ibrahim Ismail (sheik)
34) Aqoonyahan Abdiqani Abdale
35) Aqoonyahan Abdisamad Mishaar
36) Eng Mohamed Farah muse
37) Abdi Hasan ali
38) Faysal wacays ali
39) Ibrahim Harun
40) DR Adan mooge
41) Senior DR Abdiriisaq ismail issue
42) Ibrahim Ahmed ali
43) Dr Adam Hassan musa
44) Dr Abdi Haij Ali
45) Professor Essa Hussein Abdi
46) Oday Omar Musa
47) Oday Abdi Yussuf Osman
48) Aqoonyahan Mustafe Abdulilahi Mohamud
49 Aqoonyahan Mowliid Ahmed Iidaan
50 Muxuyadiin Siyaad
51 Eng Naasir Maxamed Cali Shimbir 

52-siciid cabdi dheen

53-Yusuf Cabdi Dheen

 

Comments are closed