|

Afhayeenka Xisbiga Wadani oo Xukuumada KU Eedeyey Inay Hanan Kariwayday Hawada Somaliland

Hargeisa June 29 2014(SDN/QJ)  Afhayeenka  Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani  Ibraahim  Mahdi  Buuba Ayaa Xukuumada  Ku Eedeyey  Inay  Hanan  Kari Wayday  Hawada Somaliland  Oo Dhawaan  Xukuumada Somaliya  Ku Dhawaaqday  Inay  La Soo Wareegtay  Guud  Ahaan Hawadii Somaliya  La Isku  Odhan  Iyadoo   Ku Soo  Beegmaysa  Xili  Ay  Maalintii Shalaty  Wafti  Uu Hogaaminayo Wasirka  Arimaha Dibada Somaliland  Ay  Ka Yimaaden  Dalkaasi  Kenya  Iyagoo Sheegay  Inay  La Soo Hadlen  Haayadaha Qaramada  Midawbayn  Lkn  Arintasi   Waxba Kama Badasho  Yooyotanka Somaliland  Iyasgoo Afhjayenku  Sheegay  Inay  Xukuumadai  Dadwaynaha Waxan  Jirin  Ku Yoo Habaabinayso

buubaa

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Adan Qrbe jog

Concat.somalidiasporanews.com

Comments are closed