|

Halkan Ka Daawo: Wafti uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Safar Qaatay Muddo Todobaad Ah Ugu Maqanaa Dalka Kenaya

Hargeisa june 28 2014 (SDN/QJ)  Waftigan Oo Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Safar Qaatay Muddo Todobaad Ah Ugu Maqanaa Dalka Kenaya Ayaa  Kulamo La Yeeshay Wadamaddii Maraykanka, Ingiriiska Iyo Midowga Yurub Ee  Hore Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Degmadda Taleex. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxmaed Biixi Yoonis Ayaa Sheegay In Wadadamadaasi Ay U   Sharaxeen In Deegaanada Somaliland Aanay Ka Jirin Wax Xasilooni-Daro Ah.

BIIIXI

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan Qurbojoog

Concat.somalidiasporanews.com

Comments are closed