|

Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabtay in Maamulka Madaxweyne Siilaanyo uu leeyahay Ra’isal Wasaare aan Muuqan {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta Jawaab ka bixiyay Hadalo uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi.

Dhuxul ayaa soo Qafay hadal Kaftan ah oo wakhti hore dhex maray isaga iyo Maxamed Xaashi Waxaanu u soo Jeediyay Eng in Waxa ay ka hayaan uu yahay qarankii dhibaatada badani ka soo gaadhay dhismihiisa hadalka ay Madaxtooyadu ka Gubatay ayaa ahaa in Ra’isal Wasaare aan Muuqani ay Dawlada Somaliland leedahay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA AFHAYEEN DHUXUL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AfhayeenDhuxul28j.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed