|

Hadhuubkii loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog ka Diyaariyay Sababihii Fashiliyay is raacii Somaliland iyo Somalia Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.June 2014 (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa  “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”.

Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq”

Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey ee Somaliyeed oo gobonimada qaatay 26kii June, 1960,ummadda Somalilandna waxay ahayd dadkii ugu horreeyey ee kaga dhabeeya hirgelinta Aragtida Somaliweyn markii ay 1dii July 1960 la midoobeen Koonfurta (Somalia) lana baxeen Jamhuuriyadda Somalia.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN GAARKA AH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Qaybtii2aadJune(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

contact@qurbejoog.com

 

 

Comments are closed