Afar Sanno oo Madaxweyne Siilaanyo Maanta u Buuxsamay Bal Dib u Milicso Maxaa ka Fulay Balanqaadyadan {DHAGAYSO}
Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Afar Sanno ayaa Maanta u Buuxsamay Markii Ummada Somaliland ay Codka Isbedel doonka ah Hogaaminta Qaranka ku saareen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo 26 bishii June ee Sannadkii 2010kii.
Madaxweyne Siilaanyo oo ahaa Hogaamiye Xisbi Mucaarid ayaa si uu u hanto quluubta Shacbi u ooman Isbedel waxa uu dhegahooda ka buuxiyay Balanqaadyo Tiro badan, Xaqiiqdii Wax badan waa uu fuliyay Balse Markaad Balanqaadyadan Maanta Mar kale Dhegtaada u raariciso ma kuu Muuqanaysaa Balanfur kale.
Shabakada Qurbejoog.com ayaa Balanqaadyadan ka soo dhex saartay Qolkeeda Kaydka Hadalka .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/balan2014Sax.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BALANQAADYADAN
Hargaysa SDN/QJ