Halka Ka daawo:: xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta somaliland ee solja oo ka hadalayu xukunkii ay maanta maxakamada hargeisa ku ridaya masuuliyiinta wargayska haatuf
Hargeisa june 25 . 2014 (SDN/QJ) Xogyaha guud ee Urur suxufiyiinta somaliland ayaa maanta ka si kulul u canbaareyey xukunkii maxkadu
ku riday gudoomihii wargeyska Haatuf iyo tafatarihiisi isgoo Xoghayuhu xukunkasi ku sheegay in lagu raaligalinaayo
wiilka uu madaxwaynuhu sodoga u yahay
baashe cawil iyo wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland isago sidoo kale madaxwaynaha somaliland ugu baaqay
si degedega loo soo celiyo xoriyadiisa
maxamed Aaadan