|

Weli Ma aragtay Madaxweyne Siilaanyo oo Muuse Biixi u Heesaya,Jawaabta uu Muuse Siin lahaa iyo Ku Digashada C.raxmaan Cirro DAAWO.

Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale dib u istaadhmay Khilaafkii ka dhex jiray Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland Gacanta ku hayay, Cida uu Khilaafkan oo marba Weji lihi u dhexeeyo Waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Xifaalo Cusub iyo Kaftan Hor leh ayaa Laga Bixiyay Khilaafka labada Oday u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo isu haysta Qof libini raacday ayaa Odhanaya Muusoow Damac beena iyo Qaylo Ha Ku Daalin.

Muuse Biixi ayaa Markaa Kadib Waxa uu Si Cadho leh u odhanayaa  Damacayga Ha Dulaynin Waan ku doortee,Hadaad Diido inagays dili doonee.

Waxaa ku diganaya Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro oo Isu arka Nin ay Fursad Siinayso Muranka Kulmiye ka dhex oogan kuna dhawaaqaya Kulmiyoow Danbskaagan ka dul heesi.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

 

Comments are closed