“Yuusuf Cabdi Gaboobe Wixii Shakhsi ah ee uu Danbi ku Galo Waxaa loo raacayaa Xeerka Ciqaabta balse Wixii uu Isagoo Haatuf ah Galay Waxaa loo raacayaa Xeerka Saxaafada” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Cali Rayte oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Talaabada Xukuumadu ku Cabudhinayso Xoriyatul Qawlku ay Bar Madow ku tahay Dimuquraadiyada iyo Kala Danbaynta ka Jirta Somaliland .
Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaan Garsoorayaashu awood u lahayn kala Xulashada Xeerarka Jira ee dhaqan galka ah,Xildhibaan Rayte Waxa uu Hoosta ka Calaamadiyay in Qadiyadani ay Saamayn Togan ku yeelatay Kalsoonidii Lagu qabay Garsoorka Somaliland.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xildhibaanRayte23(1).mp3″]
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
Hargeysa-Somaliland