|

Xag-jiriinta ISIS ee dalka Xiraaq oo magaalooyin hor leh qabsaday

Qaim June 22,2014(SDN/QJ)-Dgaalyahanada Suniyiinta dalka Ciraaq oo ay weheliyaan kooxdaxagjiriirnta ah ee ISIS ayaa gacanta ku dhigay magaalooyin muhiima.

Lab aka mida magaalooyinka oo lakala yiraahdo Rawa iyo Caneh ayaa ku yaal hareeraha webiga taariikhiga ah ee Euphrates.

Halaka magaalada Qaima oo dhacda xadka Ciraaq la leedahay Syria ay tahay marin muhiim u ah in dagaal yahanadu labada dal isaga gudbaan.

Dagaalyahanada ISIS ayaa todobaadyadii u danbeeyay xoog kula wareegay degaan aad u baaxad weyn oo werwer geliyay dawladaha reer Galbeedka.

Qabsashadii ISIS ee Qaim ayaa waxa ku geeriyooday in ka badan 30 ka mid ahaa ciidamada Ciraaq,dagaalka ayaa socday 24 saacadood.

Xukuumada uu hogaamiyo Nuuri Al-Maliki ayaa si weyn ugu guul dareysatay in ay ilaa sanadii 2006dii oo ay talada dalkaa heystay in ay ku soo dhisto dawlad midnimo Qaran.

SDN/QJ-Qaim

contact@qurbejoog.com

Comments are closed