DAAWO:Guddoomiyihii hore ee Banadir Tarzan oo afka furtay
Minneapolis June 21,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir isla markaana ahaa Duqii magaalada Muqdisho oo iminka booqanaya dalka Mareykanka ayaa afka furtay.
Guddoomiye Tarsan oo ah siyaasi aan hadaladiisu miisaan laheyn isla amarkaana aan u meel deyin ayaa dhaliilo ku weeraray dawladii uu ka tirsanaa ka dib kolkii xilk laga qaaday.