|

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shaaca ka qaaday in dadka Wax dilay ee Jeelasha ku Jira la Marin doono Qisaasta Sharciga ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Ayaa Sidaasi Ku Sheegay Shirjaraaid Oo Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa Isla Markaana Halkaasi Ka Akhriyey Qoddobo Laga Soo Saaray Shir Adkaynta Nabbbadgalyada Ku Saabsan Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Wasiirku Waxa uu ka Warbixiyay Shir balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Burco oo ay ka soo qayb galeen dhawr gobol oo ka tirsan dalka .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warancade17j.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed