|

Magaalada Burco oo Laga Furay Carwadii ugu Cajiibsanayd ee Somaliland lagu qabto DAAWO

Burco 16.June 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa  Xadhiga ka Jaray Bandhig Carweed loogu talo galay loogu talo galay Dalagyada Xabkaha iyo Faleenka ee Somaliland Qaniga ku tahay Taas oo lagu qabtay Magaalada Burco.

Kulankan Furitaanka Carwadaas Waxaa ka Qaybgalay Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan Waxaana Halkaasi lagu soo Bandhigay Waxsoo saarka Dalagyada Xabkaha iyo Faleenka .

Burco SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

Comments are closed