Xulka Costa Rica Ayaa 3-1 Ku Khaarijiyey Uruguay Ka Colombiyana 3-0 Ku Sagootiyey Gereece.
Brazil-15-June-2014(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna xulal
loo hanweynaa.
Haddaba aynu gudagalno labadii ciyaarood ee ugu xiisaha badneyd ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Colombiya vs Gereece iyo Costa Rico vs Uruguay.
Uruguay v Costa Rica: Group D – 2014 FIFA World Cup BrazilBrazil-14-June-2014(qaranimo.com) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna xulal loo hanweynaa.

Haddii aynu ku horeyno ciyaatii dhexmartey Colombiya iyo Gereece ayaan an la fileynin inay dhibyaraan ku badineyso Colombiya,daqiiqadihii 5-aad,55-aad iyo tii 90-aad ayaey ku macasalaameeyeen Gereece.
Ciyaartii kale ee ugu xiisaha badney waxay dhexmartey Costa Rica,waxayna ku bilaabantey degenaan iyo kubad farsameysan labada dhinacba walow la filayey iney Uruguay dhibyaraan ku badineyso.
Qeybtii hore ee ciyaarta daqiiqaddii 24-aad waxay Uruguay nasiib u yeelatey iney keensadaan gool kaas oo ahaa Rigoore waxaana dhaliyey Cavani.
Haddaba sheekadu waxay is badeshey qeybtii labaad ee ciyaarta markii daqiiqaddii 54-aad Costa Rica ku aftaxdey waxaana u saxeexay Cambell,kii 2-aadna waxaa u raaciyey Duarte kii qalbi jabkana waxaa ku khaarijiyey Urena.

W/qorey Jaahuur
SDN
jjaahuur@hotmail.com