Shiicada Ciraaq oo dagaal ku Baaqay iyo Obama oo shuruud ku xiray caawino uu siiyo dawlada dalkaasi
Baqdad June 14,2014(SDN/QJ)-Madaxda shucuurta Shiicada Ciraaq ayaa dagaal ku waajibiyay shacabka dalkaa si looga hortago kooxo suniyiin ah oo maalmo guddoohood degaan baxaad leh ku qabsaday.
Koox la baxday dawlada Islaamiga ee dalalka Ciraaq iyo Syria ayaa ciidamadii dawlada ee dalka Ciraaq ka baacsaday degaano baahsan haatana kaabiga ku haa caasimada Baqdaad.
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheeegay in loo bahan yahay in dawlada Ciraaq ay marka hore muujiso in ay si cadaalada awoodaha dawladeed ugu qeybiso qowmiyadaha dalkaas.
Obama ayaa sheegay in aanu wax tilaabo ah qaadi doonin inta uu madaxweynaha ciraaq ku tagri falayo awoodaha xafiiskiisa.
SDN/QJ-Baqdaad
contact@qurbejoog.com