|

DHEGEYSO:Suldaanka Guud ee Beesha Irir Samaale oo Canbaareeyay Dagaalada Marka Baaqna u jeediyay madax dhaqameedka Dir iyo Hawiye

Edmonton June 11,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beesha Irir Samaale ayaa canbaareeyay colaada ka aloosan degaanada hoostaga gobolka Shabeelada Hoose ee u dhexeeya laba beelood oo kawada tir beesha Irir Samaale.

Suldaanka ayaa baaq u kala diray dawladaha Soomaaliya iyo kuwa deriska iyo sidoo kale madax dhaqameedka  labada beelood si xal waara looga gaaro colaadaha Shabeelada Hoose.

 

dhegeysoHAKJAN GUJII SI AAD U DHEGEYSATO SULDAANKA IRIR SAMAALE OO KA HADLAYA COLAADA MARKA

 

Comments are closed