Mashruuc Midowga Yurub ugu Deeqay Somaliland oo Taabanaya Horumarinta Kalluumaysatada, Iyo Khiyaano Ku dhex Jirta oo Dawladu Ogtahay Daawo
Hargaysa 11.June 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Beeraha ayaa ka qayb galay Mashruuc lagaga hadlayay Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumaysatada kaas oo ka qabsoomay Huteel Ambassador .
Mashruucan Waxaa Maalgalinaya Midowga Yurub,Waxaana dhaqaalaha ku baxaya inta ugu badani Qaadan doono Khubaro Ajaanib ah Hasa Yeeshee Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay inay Sidaas ku Ogoshahay.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com