Baaq ku socda dhamaan beesha Direed
Waxaa dhaaman beesha Direed ee u nool dalka gudahisa iyo dibadisa la Ogeysaanaa ama loogu baqayaa iney ka qeyb qataan dagaalada la doonaayo in lagu barakiciyo walaalaha Biimaal ee la doonaayo dhulkooda in shaar Qabiil iyo mid Dowladdeeda oo is dul saaran lagu dhaco.
Dagaalka waa u dhanyihin Hawiye oo dhan mana ahan dad siman Hawiye iyo Biimaal, sidaas daraadeed beesha Direed waaxa si deg deg ah loogu war gelinayaa iney garab istaagaan beesha Biimaal ee la doonaayo hubka Dowlada in lagu maquuniyo.
Sidoo kale walaalaha beesha Ciise waxaa lagu war gelinaya iney ayagana ka qeyb qataan dhankooda in ciidamadododa Amisom ka tirsan ay fiiro gaar ah u yeshaan arintaan waayo hubka lagu gumadaayo walaalaha Biiimala waa hubki uu dhiibay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele sidaas darteed u istaag nin walbow oo Dir ah sidad u garab istaagi laheed walaalaha Biimaal ee la isku raacay in dhulkooda la qaato.
Beeesha Hawiye tariiq aan wax dhicis iyo dilid aheen kuma lahan Soomaaliya sidi ay magaalada caasimada Soomaaliya u ehed u xalaalesteen bey hadaan doonayan in u xalaalestaan gobolka beesha Biimaal laheed, ogow dagaalkaan ka socdo gobolka qof waliba oo Dir ah waa ku waajib qolyaha Neirobi fadhiya ee leh boqor baan dooranay ee ka tirsan beesha Direed maaha in aad dhaqaalaha beesha ay u baahantahay aad waxyaalo kale oo aan hada loo joogin aad ku bixisaan hada beesha xili ay gumoobi laheed ama gob noqon laheed bey joogtaaa.
Maanta looma baahna in la fiirsado dulmiga meshaas ka socdo waa kii ka dhacay 1988 oo lagu laayey dad ka badan hal million oo qof oo qaab qabiil loo gumaaday weli tariiiqdi baa socoto waxa la doonaayo waa in beesha Direed laga tirtiro dhulka ay soamlida ku leedahay iyo weliba magaceeda ha u maleenina dagaalka inuu keliya ku egyahay biimaal ee waa dagaal u qorsheesan Hawiye inuu dhaman dhulki DIreed kula wareego ninwalbo meesha aad wax ka qaban karo ka qabo haday tahay dhaqaalo inaad bixiso ama inaad naftaada u hurto oo waa kugu waajib dagaalka ka socdo gobolka yaan lagaaga dhigin wax u dhaxeeyo beelo wa ka weynyahay waxa socdo waa ciidanki mudadada 10sano aheed tabbarka lasoo siinaayey oo qaab qabiil u socdo waxay wataan waa agabki loogu talo galay in somaliya lagu samatabixiyo lkn dad cawaan ah gacanta u galay
Difaaca beesha Direed waa Muqadas
Guul iyo Gobonimo
Ahmed Surre
Gudomiyaha Jabhada SSDU
Mataan999@hotmail.com